المدة الزمنية 6:53

Calaamadaha Ay Leeyihiin Dadka Sida Dhabta Ah Iskugu Kalsooni | 8 Calaamadood

بواسطة Wax Ka Barro
351 890 مشاهدة
0
15.2 K
تم نشره في 2019/09/20

Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel: Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: https://bit.ly/3z699O8 Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: https://bit.ly/3OFr9EO Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: https://bit.ly/3cPsb3W Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: https://bit.ly/3oyDYGi Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789

الفئة

عرض المزيد

تعليقات - 221
  • @
    @mohamudjibrilahmed1933منذ 5 سنوات golden words thank you for your inspiration 17
  • @
    @amiin0013منذ 5 سنوات Masha Allah waxan noqday manta qof u horeyay ee comment so qoro Masha allh 27
  • @
    @hadadi8378منذ 3 سنوات 1. Body signs
    2. Being calm
    3. Don’t respond to negativity
    4. Listen more than talking
    >5. They never do excuses for their
    6. Say ‘No’ to what they don’t need
    7. They do exercises
    8. Ask for help when in need
    .
    ...وسعت 7
  • @
    @cabdirabisaleban126منذ 5 سنوات ♥️Hdii Aad chanelkena jecezhahaY plz Ana like izaar
    Wna jimce nabiGa ku ZaLiYa
    Scw
    139
  • @
    @fardowsaabdullahi2153منذ 4 سنوات Alxmdulilah calamadahan wan leyahey cadow badana wan leyahey shaqadey muqalkeyga nolasheyda guud kaxun Uma jojiyo iney lugaha iqabtan weyjecelyahiin Janis id="hidden2" class="buttons"> iguma helan inta cadow leh cadowgina salama o quudiya inta awodan waqti Kula farisatan hasinina ....وسعت 5
  • @
    @fuadztevan7237منذ 5 سنوات Wll hadaad hooyo daa jecshy
    taabo plz
    21
  • @
    @nemodiamond6401منذ 5 سنوات Wlhi inta badan dabeecadaha wan leeyahay alhamdulilaah kalsooni buuxdan naftayda kuqaba 48
  • @
    @amiinhaibeمنذ 5 سنوات Thankz macalin
    in kasta oo aad ayaamahan barnaamijyada aad nagala soo daahdo☝
    8
  • @
    @muftaaxmedia5890منذ 5 سنوات Alx dhamaan waan leyahay calaamadahaan alle ayaa mahad iskaleh
    MAHADSANID WALALKEY
    4
  • @
    @nemodiamond6401منذ 5 سنوات Tababare loo xiisay mahadsanid macalinkaygii abdirisak farah awed 19
  • @
    @manunited7046منذ 5 سنوات Masha alaah sxb aad baan kusukayay maaalmahaan video yataata 12
  • @
    @ugaaskagabdhisaa7954منذ 5 سنوات Mahadsanid Kunjer wax badan ban kafaida 7
  • @
    @fatimasundus5567منذ 5 سنوات Thanks wllkay runtii wanka helaa sida quruxda badan eed wax noogu soo gudbiso 5
  • @
    @siijacadeeditingvlogمنذ 5 سنوات Masha Allah ustaad c/risaaq faarah wan rabay xaaladaaan 2
  • @
    @foosiomer397منذ 4 سنوات Msha allah Abdirisaq Faarax
    Ino sookordhi Barnaamishka wax ka Baro
    1
  • @
    @WEHELCHANNELمنذ 5 سنوات Nolosha dhalinyaro badan ayaad wax ka badashay abdririsaaq farah waxaanan kugu bogaadinayaa muqalada noocaan ah in aad xooga saarto ee ah dhisida iyo tababarka qofka aadamaha ah ❤️ 8
  • @
    @ubahindho3414منذ 5 سنوات Mansha Allah Mahadsanid Abdirisaaq farax waa talo dhaxalgalah 1
  • @
    @abdinali2309منذ 4 سنوات Hadan gabar ahay gacmaha gadaal geynkaraa waan xishoonaa bee 1
  • @
    @rahmasheikhdon1153منذ 5 سنوات Maasha allah wll waxa tahy qof wax laga faaido .allaha ku xifdiyo
  • @
    @fardowsafagaase2114منذ 5 سنوات Waan Ka Mahadinaynaa Muuqaalladaada Ustaadkeenna
  • @
    @abdisameahmed9187منذ 3 سنوات masha aalah cilmi baaristaan aad aan u waaafaqay
  • @
    @marwodagan6896منذ 5 سنوات Channel wax badan aan ka faaiido mansha allah alle haku xafido wll 6
  • @
    @howareyoudoing5448منذ 5 سنوات Waa tusaalayaal wax ku oola wax kamida waan is ticmaalaa inta iga dhimana waan ku darsanaya hada kadib thank you brother
  • @
    @sucdiali6757منذ 5 سنوات Jimco qurux bdn qof walbo qoralkan like saaro 45
  • @
    @samirzainkiimran7567منذ 5 سنوات Mahadsanid warkaagana waankuuqirey iney dhab tahay
  • @
    @abdillahidiba182منذ 3 سنوات Masha allah wax badan ayin kafayiday mahadsanin wll
  • @
    @barlinyusuf3461منذ 5 سنوات Man sha allah walaalo dadka dhiiri geli 3
  • @
    @AhmedSalah-wi4evمنذ 4 سنوات Ma lihi calaamadahan Hal ka mid ah Waa quruxbadanahay Lkn iskuma kalsooni kalsoonidu marka caruurta layahey ee lasoo korayo ayey kaa dhiman kartaa ama kuu dhismikartaa✅ 1
  • @
    @sayidcumar6536منذ 5 سنوات Mahadsanid bro qof wax badan kafaiidey keep going 10
  • @
    @Ipratropiumمنذ 2 سنوات Macalin , One day You will Reach 1Million , Insha Allah ❤ 2
  • @
    @justinbeiber1047منذ 5 سنوات ♡Videogan waxaan sugayay___ 3 months
    baad u mahadsantahy macalin
    17
  • @
    @nazaaraweis513منذ 5 سنوات Walaal aad ayaad ugu mahadsan tahay vedio gaan laakiin waxaa kaa qaldan in aad dhaho qofka la jareeya hadalka waa qof aan isku kalsoo neen laakiin qofkaasi id="hidden5" class="buttons"> waxa uu noqon karaa qof xishmeeyo ama uu aad u ixtiraamo in uu yahay qofka uu kula jareenaayo hadalka ee waxaa ila fiican in aad ka fikirto waxa aad ku hadleyso waayo dadka qaar ayaa kalmadaas run u qaadan karo igana raali noqo hadaad qalad ii aragtay ....وسعت 2
  • @
    @zakihanadbishaar5377منذ 5 سنوات M.a wll Waan kahelay muqalkan wayo waxad bakahadashay Runta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Ani waxan kamid ahay kuwa is Ku kalsoon ayaan kujiraa Alxamdulilaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
  • @
    @sagalabdiahmed8125منذ 4 سنوات aad io aad ayaaa umahadzan tahy ✨✨✨✨❤❤❤❤❤ 1
  • @
    @anasdhacow8947منذ 5 سنوات Pro ku aaminsanahay walhi keep going wax kabaro
  • @
    @hopeandhappy4433منذ 5 سنوات Waxan ku farxsanahy inan helo channel somali ah o sidan waxwalba u sharaxaya halka an marwalba english ku dawado Video yadano kale manta kadib la iguma ogo Jizakalah khayr wll hore usoco 2
  • @
    @habiibamohamed6191منذ 5 سنوات Wllkey wax bdan ayan ka faaidey. Marwalba oo an barnaamijyadada dawanayana wanku duuceeya wayo wey ii anfaaceeen
  • @
    @Rahmaa649منذ 5 سنوات calamadahas qeyb kamida hadad ledahay dhac kusii 38
  • @
    @muhammadsalal8830منذ 5 سنوات Waad ku mahad santahay Macalinka ‘Waan isku kalsoonahay aad . 1
  • @
    @sumayailkacas2551منذ 5 سنوات wllo waxan.donyaa baad kahadshaa thnks 5
  • @
    @asmadaauus280منذ 5 سنوات Waa chanelka kaliya een like iyo comment kabixiyo horay usoco brather jasaakallaah
  • @
    @ruqiaabdikareim7257منذ 3 سنوات Kalsoonidu waa ku ganacsanaanta naftaada 6
  • @
    @cabdimuuse6008منذ 5 سنوات Qatar wlh Nooso badi kaabo Arimaha jaceylka 1