المدة الزمنية 5:28

Deg: Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia SL Ku Dhex Xidha Fanaanada Sahra Halgan.

بواسطة Eryal Tv
13 537 مشاهدة
0
208
تم نشره في 2020/07/04

Kala Soco ERYAL TV , Wararka Ugu Waaweyn Soomaalida iyo Dunidda Inteed Kale Daawo Wareysiyo Xasaasi Ah & Barnaamijyo Tayo Leh. Ku Xidhinow Mar kasta Eryal Tv Subscribe & Share Youtube- /channel/UCkydxJR63j-2jt4FIyLIwBA Facebook Page- https://www.facebook.com/Eryal-TV-1400709033350194/ Email - Eryaltv@gmail.com

الفئة

عرض المزيد

تعليقات - 395
  • @
    @deeqajaamac2115منذ 4 سنوات somalia one love from somaliland jooga imanaya 5
  • @
    @moogayareh8635منذ 4 سنوات Adr waan xidhanaynaa. calanka blue Gu waa calankayaga , Somali oodhanbuu. kadhaxeeyaa 3
  • @
    @ugaskawadanka2623منذ 4 سنوات Kkk adeer suuqa hays kaga ciyaarin. Waxad arki doontaa calanka somaliya oo laga sudho meeshad fadhido markaas dilaac 3
  • @
    @zainababukar6077منذ 3 سنوات Subxanallaah alla maxaad dhiigyo cabtahay. cajiib allaah baan kamagan galney masiibada aad ladoneysa shacabka somaalilan iyo walalhodba oo ruux saas uxun majira oo waliba hooya weyn. 2
  • @
    @hoodomaxamed7330منذ 4 سنوات Hadii qof xidho oo dhagax Lagu dilo danbiga waxbaad ku leedahay ogow subxaanalaah 1
  • @
    @fatimahmohamed463منذ 4 سنوات Wlhi ninka hargeisa waxan buluuga ee mugdiahadu leedahay ku xidha wlhi waxa uu istaahila in hilibkiisa la jarjaro xamareey dee naga dhamaw jereerta nagu mashquulaysa 1
  • @
    @abasali2237منذ 4 سنوات Maxanu ku hayna somaliland midh kuma hayno anka ahayn bila camal bila waxbarsho bila cafimad ma soddon sano oo kale oo ila meerayso ah ayd nala rabta 3
  • @
    @sabahali5134منذ 3 سنوات Subhanalaah iska hadasho isku xishood dhiiga qofka maxaad mooday afkaad ku hadlayo magacii ma amharic baa mise waa Sawahili miyaanu Af somali ahayn calanku id="hidden4" class="buttons"> maxuu kuu gaystay naa cibaadayso haku mashquulin dadkee naftaada ku mashquul oo tusbaxa qaado Somalia waa mid kuqura Allah kacabso ....وسعت
  • @
    @simansiman4640منذ 3 سنوات Subxanallh cafimaad ma jiro eedo Somalia Somaliland waa un wada somali sidaa doonto u kala sarif adigu ii ma kala duwana kan hargeysa ka yimid iyo kan xamar jooga ee all ha ku caafiyo waxii dhacay waa la ka gudbay
  • @
    @talisoofficially3672منذ 4 سنوات Subxaana laah ayadoo intaa la eg hadana bulshada magac ku dhex leh ayey hadana wax aan micno lahyn ku hadlaysaa ilayahow aqli kusii 1
  • @
    @igeabib3830منذ 4 سنوات ANAA SOO XIDHAN E ISKU KEEN KEEN. BORAMA KAMA HADLI KARTID. FANAANIINTU DHAQAALE AYAY XAMAR U TAGAAN.
    HARGAYSA GAAJAA KU DISHAY
    1
  • @
    @xaliimocumar4841منذ 3 سنوات Umada somaliyed wa mid calanka bulooga ayaa nadeeq 1
  • @
    @igeabib3830منذ 4 سنوات NACAYBKU AYADUU KU JIRAA. MARO BEESHA DHEXE LEEDAHAY CALAN MAAHA. AMA CALANKA SNM . 4
  • @
    @daraawiishdr7250منذ 4 سنوات Wxn ahay wiil Reer Burco ah oo garxajis ah dhiladan iska hadashayna waxa aan lee yahay naa anaga shagaashan kuno jeer kuwasne Dadka xumaanta kaladhex bax id="hidden7" class="buttons"> dhilayey caloosha weyn somali waa walaalo weeyna ahaani Doonta wxn farayaa dhalinyarada maanta in aaney dhageeysan Dadka xun ee tano kale ah ....وسعت 3
  • @
    @farhanaskar4505منذ 4 سنوات Maan gaabnimo weeye hadlkedu sababto ah cilmi iyo caqliba midna ku may hadlin 15
  • @
    @maryanhassan7386منذ 3 سنوات Ilaahey ka baq somaalind ma nacbin waan jecelnahay danbigana anaga ma galin dadka hays nacsiin
  • @
    @kamalyare4694منذ 4 سنوات Calanka somalia ayaan aaminsanahay inuu yahay calankayga, tan kale calankaan ay jufidaydu samaysteen anigu uma arko calan ee waxaan u arkaan
    astaanta qabiilkeenna.
    1
  • @
    @ifrahali5667منذ 4 سنوات Xoriyadii u soo halgantay wow xoriyadee ayey u soo halgantay yaab badanaa ma darawiishta ayey ka mid aheyd ileen SNM xoriyad uma soo halgaminee runta haleysku sheego
  • @
    @sucadcalideek4875منذ 4 سنوات SOOMAALiLND
    SAHRAHALGAN
    GULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGULGUL
  • @
    @faafan477منذ 4 سنوات Waad iska hadashay cid aan lagag dhiman majirto way kugadhay qofka markay ugadho wuu iska hadlaa uun 2
  • @
    @deeqajaamac2115منذ 4 سنوات dhaxa qofku ma waxbuu kufsadyy waad citaaraysaa wllhi 4
  • @
    @midpdxtaxesandaccountingse5152منذ 4 سنوات Naagtan hadi cidlatooganayo iyadaa in latoogto ah. Calanka SNM oo ayxirantahay dadbaa aabayashood lagulaayay oo ay ugu horayaan dadka sool, sanaag, iyo id="hidden11" class="buttons"> awdal. Qofjiran baa tahay allaha kucaafiyo. Xanunka kuhaya Covid19 waa ka wayn yahay allaha umada kaakarantiilo. ....وسعت
  • @
    @deqaabdi9740منذ 4 سنوات Shakadi lafa load sofaq way so gaba gabawday Liban alcadala cadaw ga jab Ameen 1
  • @
    @yusufmohamed2057منذ 4 سنوات Kkkkkkkkkkkkk looxeey iska hadal ayd u hadlosaa 6
  • @
    @FaadumoArdoمنذ 4 سنوات fanaaniita waa la soo qataaray walaahi baroortaa aniga koonfur aqaan walaahi sheekooyin badan ayaan ka ogahaya oo aan ka arkay
  • @
    @atax_lyrics1989منذ 4 سنوات Naaa orad niicda kala fadhiiso maglada anagoo burco ku noop baa la yaaban nacasnimadadee siilkaaga ka sheeekee lkn angu somalia cil uma qabnee ha noolaato ayaanu leenay 3
  • @
    @sahnibrahim833منذ 4 سنوات Iyada laftigeeda dhagax ha lagu dilo meeshii lagu arko danbi iyo music facaas bay umada kharibaysaa
  • @
    @mookieibra6376منذ 4 سنوات Walee dad madaxa ka buka maxa dhulka ka buuxa, bal cajusadani ma sidanay ku fayowdahay?
  • @
    @Intergalatic-peacekeeperمنذ 4 سنوات May Allah cure your hate Somali weyn forever. 11
  • @
    @mhmmedia8471منذ 4 سنوات Somaliland hadaa Thailand ku dayanayso thailand ma xirto dadka Calamada wato ee ka soo horjeedo iyo fikirkooda. Lakin I have never heard hala Dilo id="hidden13" class="buttons"> qofkii calankaas wato amazing walaahi.hargaysa is best place really I loved .lakin dadka odayaasha ama maamoyinkaan oo kale ma anfacayso wax lee sii haleenaayaan ....وسعت
  • @
    @khalidcabdi1171منذ 4 سنوات geesiyad dhashay there's no going back 1
  • @
    @wolloseniors3973منذ 4 سنوات Respect others to get respect.
    Somaliland hala ixtiraamo iyo qawaniinteeda. Love sahra halgan.
  • @
    @ahmedwadani4524منذ 4 سنوات Doqon Ma oga miyaa Calanka hargeysa laga taagaya dad soomaaliyeed oo badan uu dhinteyn
  • @
    @idman-bt3tfمنذ 4 سنوات Fanaaniinta waxaay u ooynaayan tuulada lagu soo xiray Iyo uqdada lagaliyay Iyo gobanimo Soomaalida OO ay arkeen
  • @
    @yasinosman8388منذ 4 سنوات Waxaan la yaabay aaway cidaan wax garadkoodii sidan waa wax ceeb ku ah wax ay Soomaaliland sheegtaan oo ah dimoqoraadiyad iyo xuriyad in Soomaaliland loo dhanyahay mise doorashadu waa tii uun North Korea ?
  • @
    @asli3420منذ 4 سنوات Naya madhaxlay idhagayso
    anigu wxn ku koray kuna dhashay Hargeysa waligay meel kle ugama bixin wxn aad sheegysana anigu grn myo clkna walhi wn id="hidden15" class="buttons"> xidhanahay 3$ baaba lyga siyaay dagaalkaad sheegaysana anigu wxn ku wayaay 3 kamida abtiyaalday cidna uma haysto somaliba wayiswada dushay ee umada ka fadhiizo mn lagu furin muqaaxidaadi wadigan iska qarwaye
    ....وسعت 1
  • @
    @hadew1418منذ 4 سنوات BAQTI AYAAD TAHAY MARKAAD DHIMATO WAAD URI DOONTAA SIDA LAGUU AASI DOONO AYAAD LA YAABANAHAY.
  • @
    @fowsiyaabdulla2942منذ 4 سنوات Caruutedey ma Mel kasta ku dhayacan was xabashid
  • @
    @faadumocali7123منذ 4 سنوات CALALKA QADHMUUN OO DHIIGA LEH OO " XIDDIGTA MADOW LEH" KA TIRTIRA TOWXIIDKA ILLAAHAY
  • @
    @aashhabdullah4345منذ 4 سنوات waa qof annan noleen qofkan iyo wariyahaanba oo waxaas dadka usoo gudbinaayo labadoodaba in somaliweyn dulkeeda laga masaafuriyo waaye!!!!
  • @
    @abdullahiibrahim9987منذ 4 سنوات War midaan waxbo makala oga caan bax bay raadineysaa 5
  • @
    @fadumoosman5365منذ 3 سنوات CALAN WAX MA SAMAYNIN EE MADAXWAYNAA DHIBKA KEENAY QAATUMO YAA LAAYAY SIILAANYO IYO MUUSO BIIXI. CADAADIS BAA LOOGA CARARAY HARGAYSO
  • @
    @kamalyare4694منذ 4 سنوات HESHIISHKA SOMALIDA SOMALIA EE JABUUTI DHAHA.
  • @
    @wardakorontooo8449منذ 4 سنوات Kkkkkkk daku maaa masba eyaaa edo kkkkkk Love ku jecalhy Gesiyad
  • @
    @khadarmohamed9212منذ 4 سنوات Inaad riyooto inaaad seexataa ka horaysa wad iska hadashay ee bal isyara daji
  • @
    @ahmedosman5536منذ 4 سنوات Ma halkaas ayay inaga maraysaa. Ma bal hadalkeeda eega. Soo taad idinkuba Sanaag iyo Awdal ku dad ku disheen. Ma saas ayad rabtaan Sool, Sanaag iyo Cayn inay idinku raacaan. Waa cunsuriyad! Wiil Reer Hadaaftimo ah. 1
  • @
    @oldschool7174منذ 4 سنوات Ma qof ba calan ku dhinta sick and corrupted Viva
  • @
    @aliaden380منذ 4 سنوات waa laga xidhaa calanka Somalia kama tirsana miyaa? 1
  • @
    @hafsa8386منذ 4 سنوات Maxay kuu jehaday jariyaduu uu rayso garxajse somali wuu jeclyahay
  • @
    @user-qr6xc2iv3yمنذ 4 سنوات kkkkkk Ragoodi ayaa wax dilikari wayey midwalba jeel lagaso jabsaday kkkkk ee tolow mahabrohoda ayaa wax dila.
    fisqiga iyo qomoludka kadaa dalka ayeeyo.
    1
  • @
    @hodanabdi174منذ 4 سنوات Eedo ninki idin laayay kaligii calanka buluuga maleh ee wuxuu ka dhaxeeya somaalo 16Milyan ah waana ku laciifnimo calan aad adiga gacantada ku taagt id="hidden19" class="buttons">ay in aad hada ruux madaxiisa u nacdo ee dhalinta walaalaha ah ee soo kaceysa ha is nacsiin xitaa hadi labo wadan laka noqda wadamada jaarka ah kalama dhamaadan anaga teena iskaba daaye walaaleynu nahee ....وسعت 24
  • @
    @faizaguhad8337منذ 4 سنوات Habar dhuuso badan naaya illaahey kabaq Shacabka Somalia calanka wuu kadhahaya cidna gooni malaha??? Dhiiga dadka yaakubanayey xumada abuur batahay calaan kumawararin eedowlad hilikas jirdey baa aheyd
  • @
    @somalieye5منذ 4 سنوات Dhaqan xun
    walli dada dhagac lagugu dilaya
    wanad arki
    dhaqan bisyay
    Anaga aya u so dagalanay hadana anaga aya calanka leh buluuga ah
    ina tegree nagu xabash anihin
    .
    ...وسعت
  • @
    @Bakarq3381منذ 4 سنوات Cajuusadu markay sidaa Ku fikirto waxba faido ahi haka filane iyada dhagax halagu dilo intay umada fitnaynin 1
  • @
    @abdullahiomarali5241منذ 4 سنوات waan kugu raacsaney reer s omaliland shacbka dhagax ku dila a qofka idinla yimaada clanaak aaynu tuuney
  • @
    @gudooncali2698منذ 4 سنوات Kugu raacsanay hbo ha lagu dilo dhagax
  • @
    @suberyare8645منذ 4 سنوات Qoftaan isaaaq ma matasho waa qof maskaxda Ka jiran 3
  • @
    @Deqa77منذ 4 سنوات Uuf Gis Soomaali land means Somaalida dhulkeeda 1
  • @
    @yoonisahmad5546منذ 4 سنوات Hadiii ladhagysto qof waliboo sawir ah waa jiraa dad caan ah lkn aanan wax ba hadlkoda laga soo qadin waxa ka mid ah trump oo ah madax wenen marka iska dayaya duqdaan waxba galin
  • @
    @sulubmohamed1584منذ 4 سنوات Suurada kuziizay in dhagax lagu bal nooso bandhig habaryaro 1
  • @
    @saynabmuse2757منذ 4 سنوات naa wll wad buktaaa somali waaa mid uuun wan xidhanynaa yaa wax nawaydiin kara hben iyo maalin ayaan walipa xidhnaa wlhi cidna sidaa nooma eegi krto
  • @
    @adama2578منذ 4 سنوات WAA CAJUUSAD CAAJISTAY OO SUUQ MARKAY KA WAYDAY HEESAHEEDA , WAXAY MAGACAABAY DOONAYSAA IN LA YIDHAAHDO WAA MUJAAHID
    WAA CAJUUSO WAQTIGEEDA SOO id="hidden24" class="buttons"> QAADATAY ,OO XAASIDNIMO DADKII SOOMAALIYEED EE WADA DHASHAY ISKU DIRAYSAA, EE IYADAA ISTAAHISHA
    IN NOLOSHA LAGU CADAABE ,BEEB BENTAY KA FAAIIDEYSATAY , TAYWAAN ANIGAA KEENAY KU-LAHAA AFMIISHAARAD DANEYSATO TUUG AH BALO KU ARAGTAY
    ....وسعت
  • @
    @haginoor7096منذ 4 سنوات Waa xanuunsantahay buktadana waa ku dhimanaysaa
  • @
    @najahabdi3263منذ 4 سنوات Gabadhan fankeda wan jeclahay balse qabiilkaa baabiiyey
  • @
    @abadirhaji2685منذ 4 سنوات Haddaad maqasho waa Mujaahid waa dhagar qabe- muxuu ku jihaaday- Yaa u banneeyey askar Soomaaliyeed oo nabad ku hoyday inta hub cadaawe ka soo Qaadiro laa iyo weliba aan qabiilkaaga ahayn.
  • @
    @superfun1819منذ 4 سنوات Warbahiintaa waa qashin .
    Balwaxay wareeysanayan firii
  • @
    @sahracr1073منذ 4 سنوات Tan xagay fanaanad ka ahayd waligay ma maqal eedo baasa boorka aad dibada ku aaday waa wadankee
    Odayadii soomaaliya masuuliyiinta ka ahaa ayaa id="hidden26" class="buttons"> waqooyi la haray way og yihiin in ay howl gab yihiin oo aan cidi wax u diraneynin ee dhalinyarada wax garad ahooy ka soo yaaca
    Cajuusooyinka iyo gabdhihii fakinka sahra halgan madaxda u tahay iyo oromada meeshiina iska jooga soomaalinimadiina waa ka maaranaa
    ....وسعت
  • @
    @bashaarxaaji7860منذ 4 سنوات Uuuuuuf sahra halgan hido dhowr hablaha ayaa lagu baaviiyaaa markaa adigaa danbi iyo fusuq ku jira from hargeisa
  • @
    @hesoawmouse4195منذ 4 سنوات Way riyonaysaa naagtani walee warmahayso dalku iyo dadkuba waa somalia 7
  • @
    @aliabdulrazak8067منذ 4 سنوات Naagtaan waa in faransiiska laga dacweeya asagay pasaport xun ka haystataaye oo maxkamad lasaara waa ayada ku hanjabaysa naf dhan in qudha laga gooyo oo caburinta iyo xoriyad la,aanta umada u horseedaysa
  • @
    @axmeddeeqcabdi3304منذ 4 سنوات Magacaygu waa axmeddeeq Cabdi cawaale waansoodhawaynayaa walashay qaali sahra halgan adeerayaashy aadhan ayaankuwaayay calanka Somalia uu ugu horeeyo adeero yoonis cawaale anaaba dili kaxidha 1
  • @
    @zermostapheofficial3726منذ 4 سنوات Mamo sahra halgan rayigaasi wa rayi fiican dhagax halagu dilo hadhawna yan lays waydiin inan yar iyo inanyar oo an ogaynba dhib kii loso maray calankan id="hidden29" class="buttons"> ayan doonaya qadiyad iyo masirkeena inay ku dheelan anago dalka dabadiisa joogna ayaba ka qashafna wabase muwadin dalka gudiihiisa jooga ....وسعت
  • @
    @Feynuusمنذ 4 سنوات Waxaan dhagaystay hees ay qaadayso iyado oo ay ku faanayso xasuuqii snm ka gaysatay degmada dhahar 1
  • @
    @baashaal6778منذ 4 سنوات Waa islaantii waaleede Hawal la yaab malaha Qadadeedaa u saxan, Hargeysa masaakin badan ayaa biya la, Umadaas balaaran ee somaliland ayee doneysaa in ey codkeda ku af duubto. 1
  • @
    @ifrahali5667منذ 4 سنوات Waan ku sugeynaa adigoo af kale ku hadlaya
  • @
    @baashaal6778منذ 4 سنوات War Garxajis weynow Maafiyadan yaree Ceelkii Hargeysa idinku gumeysaneysa iska qabta Geeridu mar bey nolosha dhaantaaye, Maafiyadan Xabaalaha ka dul baroorata. 1
  • @
    @ifrahali5667منذ 4 سنوات Naagtan waa tan kala dishay habarawal iyo garxijis
  • @
    @Xoriyo193منذ 4 سنوات Calanka buluuga waloo sowada halgamay habar yahey cajuusada ah caloosha kabugto waad xanuun santahay alle haku caafiyo 7
  • @
    @aidarousibrahim5550منذ 4 سنوات Mujahidadu way mahadsan tahay lkn aniga wax qima ah uguma fadhido maradan yar ee blue ga ah ee aad wax-wayn ka dhigayso. Igama duwana mar-yaha dadku xidhan. 1
  • @
    @bilaanabdinasir5842منذ 4 سنوات Hhhhhhhhhhhhhhhh waxa kale waye qalanka soomali waa calankadi eee maxa ku nacday eedo
  • @
    @cawilcali4557منذ 4 سنوات Wlhi adiga istahila in dhagax lagugu dilo
  • @
    @abdirahmanfaarah3912منذ 4 سنوات Kkkkkkkkkk dee muuse biixi isna dhagax halagu dilo ilayn waakii yidhi halays dhex galo e waxaanay ogayn inuu nin garxajis ah yahay oo snm saraakiisha ugu badan ee udhimatay ay iyaga yihiin dameer ciyaysa weeyi