المدة الزمنية 10:8

Canaha aptamil n2 hadad isticmaasho ka faa,idayso

14 944 مشاهدة
0
335
تم نشره في 2020/01/09

الفئة

الكلمات

عرض المزيد

تعليقات - 60
  • @
    @canabyusuf9966منذ 4 سنوات masha allaah abyo caanaha sma kasoo hdl wx bdn kaa faaidny shukran abyo 1
  • @
    @sayidgamuure7666قبل 4 أشهر Wallashey waad mahadsantahay yaa wanagsan apta milk iyo nunlac+
  • @
    @umumohammed2558منذ 4 سنوات Masha allah shukrn xbbti ilahy ha ku xifdiyo
  • @
    @nimcoaden9010منذ 4 سنوات Mnsha Allah tabarkallah xabiibatii noso geli naaska hooyoyinka qaar caano cas miyuu jira 1
  • @
    @najmaqurux272منذ 3 سنوات abayo qaliadoo mahadsan canahan xalala kuma qornee see ilmaha loo siinaya 2
  • @
    @xanaanxayaati7067منذ 4 سنوات Masha allh abyo Qeer allh ku siyo xbbt
  • @
    @sagalmohamedsamater7781منذ 4 سنوات Asc masha Allaah baad umahad santahy waxan raba inaad iga cawiso calook istaaga ilma yar oo 28 casho jira shukran
  • @
    @ayaanjaamac1461منذ 4 سنوات abaayo rootiga calooshiisa ma ukarin karaaa cunug 4bil iyo bar jjirta
  • @
    @suadali793منذ 4 سنوات shugran xbbt waxaad soogalisaa insha allah caanaha balandina
  • @
    @msshanaan7678منذ 4 سنوات Asc walalo creamkan sudocream ban isticmala mar walba oo aan ilmaha xafayada u xidhayo dadba i yidhi lama isticmalo mar walba oo markad neppy rash ku aragtid id="hidden1" class="buttons"> unba la isticmala ama gudguduud ee maxa dhibato ay u keeni karta plz isoo jawab? Mahadsanid ....وسعت
  • @
    @sacdiyosaciid3284منذ 3 سنوات Asc abaaayo aaad ayad umahadsnthy waxan rabaa in aan ku waydiyo cunug jira 10 bilood canaha meeqa qaando aaa loo qasi karaaa pleas
  • @
    @sallymarkish8674منذ 4 سنوات Asc walashey qaliyey thnks shaqada culus ad ino heyso waxan ku weydiina ina kaso jwb tid abayo canaha libta miil kaso hdl qasow giisa beby yar an sista id="hidden2" class="buttons"> hda dhaw ku bilabay shuban aw ka bixi layahy wana lexbilood kahorna wx cano ah masiin jirin nasle tankale horay su al kuso weydiday mana iga so jwbin abyo mxa miyan ka mid ahaan dadka kugu xeran wxeyna ahed suashas canaha ilmaha logu daro saliida macsarta mxey dhib leeday ama faiido ....وسعت
  • @
    @raxiimacaydaruus1734منذ 4 سنوات Mnsha allah walshay aad ayaad umahadsantahay xalay ayaan ubilaabay wiilkayga aptamil2 2
  • @
    @salmaaraale8743منذ 3 سنوات bills kaso hadal caanaha abtamil lanbar 3 adigo mahdsan qali
  • @
    @salmanthebatman9927منذ 4 سنوات Aptamil iyo sma ke fcn yaa iga faiden karo asxabta baby inay icayisha raba naas manugte jazakalah kheyr
  • @
    @nasriabdullahi4532قبل 7 أشهر Aniga malinki dan canaha aptamil siya hbnki dana nas ila subixi
  • @
    @abootacommunitychannel9085العام الماضي @Koritaanka caruurta 7 qaaddo hal Mar miyaan u qasaa mise markii Mar walba ayaan u qasaa. Isoo jawaab abaayo hadda dhow kugu soo biiray nuuiune 3 bil jira ayaa ii jooga waana shaqeeyaa ani weli caano ima billaabine.
  • @
    @zuubanbooschannel5197منذ 3 سنوات Maansha Allaah waad mahad san thy wllo waan kaa faaiday canahana nuunahayga waan siistaa khayr Alle haku siiyo wllo 1
  • @
    @user-fr7pr2xf2qمنذ 3 سنوات Aniga ilmo yar o bil jira aya siya lkn ma ku badiyo 2 mar cml haben io malin inta kale breastfeeding ugu dadaaala
    Waxan usiya si masaasada u baro ama hada hawl ka yeesho qof uga tago logu qaso
  • @
    @yahyealpha8950منذ 4 سنوات Masha Allah Alle haka abal mariyan wanka faiday
  • @
    @suusuusihaam3514منذ 4 سنوات Abaayo sethy cunugeega waa 8bilood waxna macabo 30ml madhameenikaro 5 mar ayaa xafaaayada kabadalaa sma ayaaa siyaaa ilasoootali qali
  • @
    @luulcusman8000منذ 4 سنوات abayo waxankuweydinaa canaha efrilak isosheeg sida kooitIcmaalO
  • @
    @user-op3cp4xp1cمنذ 4 سنوات Abayo shaaha cadeska masin kara cunug 6 bil jiro
  • @
    @XamdiXiis-ib2cwمنذ 3 سنوات Abaayo caanahan cunuga siistaa iisoo baar serial maleeyihiin waad mahadsantahy xbiibti comentiga xtee iigusoo jawab mida kle nuuna sireal ookale mla siinkaraa asoo abtumil cabaayo jawb kaa sugaa xbiibti
  • @
    @asmadaud8401منذ 4 سنوات Asc abaayo su aal xbbti ilmo 4biljira ma ubilaabi karaa cunto wd mahdsan thy abaayo Thankx
  • @
    @umuomarfaaruuq738منذ 4 سنوات Abaayo cunugayga cuntadii wuu diiday waxana laga helay bakteriyada caloosha kasoo hadal abaayo
  • @
    @maryamamaxamud265منذ 4 سنوات Aptamamil lanbar 2 meeqa jir aya loogutalagalay abayo 3
  • @
    @xamdiladanxamdi7904منذ 4 سنوات Abaayo qaaliyee waat mahadsan tahay alaha haku sharfo macaanto waana fahane abaayo sidaa ayaan ugu qasaa laakiin macabo intabadan marka in te saacad ayee id="hidden6" class="buttons"> oolikaraan caanaha abaayo waxaatahay qof qaali ah wax aan kugu tilmaamana malahan abaayo alaha kubarakeeyo ....وسعت 1
  • @
    @foosfiyorochannel3574منذ 4 سنوات masha allh abayo shukran abayo mida kale waxaa nogaso hadasha ilmaha bilaha jiro shaah mala siin karaa
  • @
    @aminanurmohamed9833منذ 4 سنوات Abyo waxan rabaa inan sual muhiima kuweydiiyo iina sojawab insha Allah ( cana naaska oo biyaha ah mxa sababa mise walodhashaa ) waxan maqli jiray cano biyo cunugedu makoro mcnha macayilo waligiis 1
  • @
    @ramladhameys6570منذ 3 سنوات Caanahan fake iyo orginal koda see lagu fahmaya isheega bal 1
  • @
    @aminanurmohamed9833منذ 4 سنوات Abyo wad mahadsanthy aniga sidas ushegtay ayan usiiyaa dhowr gasac ayana kaisticmalay wayo 4 bil ayan sinayay sidas oy tahayna maku cayilin oo wa dhuban id="hidden8" class="buttons"> yahay wilkeyga lkn runta fcn cfmd ahan waka fican yihiin kuwan sinjiray ....وسعت
  • @
    @munacookingmuniita6700منذ 4 سنوات Caanah alpha cid isticmshy mA idinku jirta walalo ii faideyabo dhaqtr aa iiso qorèe sma an siin jiry kabadal uu iyiri caanaha sahha ama alpha sii uu iyiri
  • @
    @umuomarfaaruuq738منذ 4 سنوات Canahaan weli nama soo gaarin dakeena soomaliya jooga mahad sanid xbbti 2
  • @
    @maryanali9301منذ 4 سنوات Asc wlalayal side tihin waxan rabaa in ad iga caawisan gabar yar ba ii jogta wa sanad iyo bar ama 18 bilod waxan jogaa wadan kamida yurub marki an dhalay id="hidden10" class="buttons"> dhaqtar ey cunugta ledahay oo lagen jiray iyo midki an ku dhalayba waxey igu dhahena canaha naska aya ad u wanagsan naskagana caano badan ayu leyahay iyaga le sii caano kale ha siin haye ayan ku dhahay dadka family ka ehen iyo asxabti magalada ila jogtay waxey igu wada dhahen intey cunugta yar tahay canaha bar oo sii hadi kale hadhow wey ka didee canaha kale oo naska oo kaliya aye rabta hada sii bar oo malinti 1 mar siii ana wan ka madax adegay hada ayena dhibatidi i hesataa oo naska cano an ehen ma rabto naskana cano malahan rashinka wa normal cunisteda cabitan hadi an masasada ugu shubo wey cabee lkn cano hadi an ku shubo dhanankoda hadi ey aragto wey didee masasada malab xita wan ku daray o ku barobeyay canaha wana ku kari waye shukulato budo ah istaroberi mudo ah vinilayo budo ah intaba wan ku barobeyay weyna diday in ey cabto
    Hadi ad hoyo tahay kuna so maray cunug nucas ah xalna u heshay o ka ogoladay canaha Fadlan ii sheg wax ad sisay si uu canaha kugu yelo Mahad sanid
    ....وسعت 1