المدة الزمنية 3:2

Caafimaadka Xabad-Sowdada | Xanuuno Badan Isaga Daaweey insha’allh | Geeri intaan ka aheyn waa u daawo

بواسطة Caafimaad24
1 571 مشاهدة
0
38
تم نشره في 2020/12/17

Xabad sowdada waa daawada inta aanan ka aheyn geerida sida nbigu scw sheegay. Muuqaalkaan uga faaideyso warbixin arrintaas ka xariirta Cudurada xabad sowdada lagu daaweeyo -Sonkorowga -Roomatiisimada -Murqo xanuunka -Cirid dhiiga -Qumanka -Ilko xanuunka -Kor xanuunka -Bog xanuunka iyo gaaska -Infectionska kaadi mareenka -infectionska dhegaha ku dhaca Iyo qaar kle oo badan

الفئة

عرض المزيد

تعليقات - 5